Germany Government SBW Berlin Scholarship For Bachelor’s And Master’s Degree Fully Funded
Ujeedada deeqdan waxbarasho
Deeqda waxbarasho ee SBW Berlin waxaa loogu talagalay in ay ka faa iidaytaan ardayda caalamiga ah. BW Berlin waxay bixisaa deeqo waxbarasho oo ku salaysan shahaadooyin xirfadeed, shahaadada koowaad ee jaamacadda ama shahaadada mastarka ee jaamacad shahaadada PHD .
Codsadayaasha danaynaya waxaa looga baahan yahay inay la shaqaynayeen urur aan faa’iido doon ahayn (NGO) ama ururda bulsho
ee ku yaala dalalkooda. Tani waa shuruud muhiim u ah SBW Berlin
scholership. Halkan waxaa lagu iftiimiyay codsadaha ballan qaadkoodii hore ee bulsho iyo guud ahaanba
dhiirogelin darteed. Ka dib marka ay dhameeyaan barnaamijkooda waxbarasho waa in ay
sii wadaan mashaariicdooda bulsheed gudaha ururka aan faa’iido doonka ahayn ama hay’adaha bulshada ee ay hor uga shaqaynayeen
Yaa codsan kara?
- Dadka ajaanibka ah, kuwaas oo dalalkooda ay u muuqdaan inay dalalloodu baahi gaar ah u qabaan horumarka
- Dadka haysta fiisaha ardayga ee Jarmalka ama ogolaanshaha joogitaanka oo ujeedadu tahay qaadashada ama in aad koorso waxbarasho ku qaadanayso Jarmalka.
Shuruudaha Codsiga
- waa in uu ahaadaa 18 iyo 30 sano jir
- waa in uu lahaadaa Khibrad xirfadeed ama iskaa wax u qabso ah
- inuu caddeeyaan inaanuu Jarmalka joogin in ka badan 18 bilood ka horcodsi
- Waa in uu haytaa darajo uu ugu qamo in uu jaamacahada jarmalka ku galo.
- waa in ay ka shaqeeyaan waddankiisa ugu yaraan 18 bilood ka dib qalin-jabintiisii
- waa inuu caddeeyo in dakhligiisu hooseeyo
Dhikomantiyada loo baahanyahay
- Letter of recommendation from a non-profit organization
- Application form
- Project description (two to five pages)
- Nuqul ka sahaada dugsigii ama shahaado jaamacadeed ee u dambeeyay oo muujinaysa celceliska buundada
- Shahaadada luqadda ee caalamiga ah ee la aqoonsan yahay ee luqadda lagu baran doono waxbarashadaada. ( hadii aad english waxa ku baranayso waa in aad haysataa IELTS.)